Sacuudiga oo ku dhawaaqay go’aan hadal heyn badan ka dhaliyey baraha bulshada

Sucuudiga ayaa shaaca ka qaaday in haweenka dalkaas ay ku biiri karaan ciidamada militeriga, iyadoo tallaabadaas ay hadal heyn ka dhalisay baraha bulshada. Wasaaradda Gaashaandhigga Sacuudiga ayaa waxay shaacisay xiliga la qaabilayo haweenka iyo ragga doonaya inay kusoo biiraan militeriga Sucuudiga. Haweenka ayaa laga rabaa iney buuxiyaan Shuruurado si ay ugu biiraan milateriga dalkaas, waxaana … Continue reading Sacuudiga oo ku dhawaaqay go’aan hadal heyn badan ka dhaliyey baraha bulshada